Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo si weyn looga maqlay qeybaha magaaladaas Sida  warar hordhac ah sheegayaan qaraxa ayaa ahaa mid lagu xiray Gaari NOAH ah oo ku sugnaa halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa ismiidaaminta ah … Continue reading Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faahfaahino ka soo baxaya